Wararka Somalia

shirdoon

Ra’iisal Wasaaraha oo kulan horudhac ah la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Number of View: 214Share Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo maata booqasho ku yimid dalka Yugandha ayaa wada xaajood dheer

Continue Reading »

Qeybta Wararka Somalia

IMG_5577

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatey Uhuru Kenyatta

Number of View: 201ShareMadaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa habeenimadii xalay kulan gaar ah la qaatey Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii

Continue Reading »

Wararka Somalia Archives

kaliil
Gudoomiyaha Gedo Kaliil: “waan ciqaabeynaa kuwa inooga qeyb galaya Jubaland”
- Apr 10, 2013
Waraysi uu siiyay mid ka mid ah idaacadaha maxaliga, Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamd Cabdi kaliil ayaa waxa uu kaga hadlay Ergada gobolka Gedo uga qeyb galeysa Shirka magaalada Kismaayo ee ...
DOELOW
Guddoomiyaha Doolow, Cabdi Rashiid Janan ” Shir aysan dowladda Somalia Raalli ka ahayn kama qayb-galayno”
- Apr 9, 2013
Guddoomiyaha dagmada Doolow ee gobolka Gedo Cabdi Rashiid Xasan Janan aya sheegay in aanay ka qayb galayn shirka kismaayo oo uu ku sheegay in aanay raalli ka ahayn dowladda Somalia. Mr ...
Saacid
DHAGAYSO:- Rasyul wasaare saacid:- Shirka Ka Socda Kismaayo Raalli kama aha dadka Shacabka ah
- Apr 9, 2013
Raysul wasaaraha Somalia Cabdi faarax Shirdoon saacid ayaa ka hadlay arrimaha maamul u samaynta Jubbooyinka, asagoo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya, wuxuuna sheegay in wax walbo ...
saacid
Ra’iisal Wasaaraha oo kulamo is daba joog ah la yeeshay madax sare sare kula yeeshay Addis Ababa
- Apr 9, 2013
Ra’iisal Wasaaraha ayaa casho sharaf la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailamariam Daselegn iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Cashadan ayaa ahayd mid lagu gunaanadayo munaasabadii dhismaha hay’ad loogu magac daray ...
KISMAAYO-AARGADA
Kulan Xassaasi ah oo ka socda Kismaayo & Shacabka oo dhagaha u taagaya waxyaabaha..
- Apr 9, 2013
Shir looga hadlayo arimaha Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka ayaa oga soconaya Magaalada Kismaayo beesha Sade oo kamid ah beelaha daga deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo. Shirkani ayaa waxaa kasoo qayb galay ...
obama
Obama: Somalia Way u Qalantaa in Hub la Siiyo
- Apr 9, 2013
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa qaaday talaabadii ugu horreysay ee uu taageerro military ku siinayo Soomaaliya. Madaxweyne Obama ayaa soo saaray qoraal Isniintii shalay oo uu u diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ...
kenyata
Uhuru Kenyatta oo la Caleemo-saaray
- Apr 9, 2013
Madaxweynaha cusub ee Kenya Mr. Uhuru Kenyatta, ayaa maanta lagu caleema saaray xaflad weyn oo ka dhacday garoonka ciyaaraha ee kasarani stadium ee magaalada Nairobi. Xafladda caleema-saarka Mr. Kenyatta ayaa waxaa ...
Militants of Al-Shabaab stand guard with their weapons inside Bakara open-air market in Somalia's capital Mogadishu
Al-Shabaabka Baardheere oo xabsiga dhigay haweeney Wiilkeedu Cararay
- Apr 9, 2013
Ururka Al-Shabaab ee gacanta ku haya magaaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xabsiga u taxaabay haweenay lagu eedeeyay in wiilkeeda uu ka baxsadaay Al-Shabaab kaasoo la doonayay in lagu qasbo ...

« Previous PageNext Page »