Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu

Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose

Number of View: 410Share Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan gobollka Jubbada hoose, ayaa waxaa guulo ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Somalia

Haile-Mariam-Desalegn

Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso

Number of View: 321ShareDowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ciidamada ka jooga gudaha dalka Soomaaliya, kadib markii

Continue Reading »

Wararka Somalia Archives

CALANKA-UGAANDHA
Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ka ah howlgalka nabad-ilaalinta midowgga Africa AMISOM aya sheegtay in ay dib u fureyso safaaradeedamagaalada Muqdisho ...
Gedo
Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta qalab isugu jira kumbiyuuterro, makiinadaha alwaaxda lagu sameeyo iyo bagaash guddoonsiisay dhallinyaro ku nool Beled Xaawo, ...
Lazzarini-iyo-Galan
U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa shalay (Talaado) gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bari iyo kan ...
Jowhar
Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax shalay ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha uu u dhintay hal askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda ...
Garisain
Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari Kenya waxay ku xireen in ka badan 100 qof. Howlgalka ayaa qeyb ka ah ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1
Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa qoraal dheer kasoo saartay xasuuqa lagu wado dadka Muslimiinta ah ee Rohinga ee ku nool dalkaasi ...
KNHC-FM_Studio_A
Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho xaruntiisa magaalada Hargeysa. Labada weriya ee  la xiray ayaa lagu kala magacaabaa C/Qani Xasan Cilmi(Dawlad) iyo C/raxmaan ...
booliiskacanada
Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey inay weeraro argagaxisa oo ka dhan ah dalka Maraykanka ay fuliyaan. Labada nin ayaa lagu kala magacaabaa ...

Next Page »