Suugaan
DAAWO, Fannaanadda Anfac Laki oo Soo Saartay Hees Cusub oo laga Daba Dhacay
Number of View: 660Share Fannaanadda codka baxsan ee Anfac Laki ayaa mar kale soo saartay hees cusub oo soo jiidasho leh, taasoo ay ugu tala
Qeybta Suugaan
Fanaanadda Anfac Laki Oo Markale wacdareheedii Soo Bandhigtay “DHAGAYSO”
Number of View: 3996ShareNairobi Sooyaal News Network Fanaanadda da’da yar ee Anfac Mataan oo ku magac dheere Anfac laki ayaa
Suugaan Archives
29-April-2012. Nairobi:- SooyaalNews. Waxaa iminka magaalada Nairobi hotel Grand Royal ka socota xaflad lagu soo dhawaynayo madaxweynaha Jubba-Land State oo xalay soo gaaray magaalada Nairobi, Axmed Faarax Ducaale. Odayaal magac iyo maamuus ...
Maanso Lamagac Baxday Qurbo Joog. - Jan 20, 2012
New York Sooyaal News Network Maansada qurbo jooga waa maanso uu abwaanku tiriyay markii uu arkay dhibaatada ka taagan dalalka qurbaha ah intii uu joogay taasi oo ku ...
MAANSO__ Baaq Shacab. - Dec 19, 2011
London(S.News Network) Hal-abuurku waxaa lama huraan ah inuu wacyiga jira ka hadlo xili kasta oo adag oo uu shacabka uu ka dhashay uu ku jirana la qaybsado waxii lasoo gudboonaada,hadaba lagama maarmaan ...
Maanso- Digtoonaan Muuji Sadoow,Gabay. - Dec 18, 2011
London(S.News Network) maansadan waxay ka turjumaysaa xaqiiqada dhabtaa ee maanta beesha sade ku sugan tahay,iyo qaymayn aan ku samaynayo sidii looga bixi karo,dhibaatadaas haraysay beesha sade ee mugdiga Gelisay,-Marka aqristoow ama diid ama ...
GABAY-INTA LABO SHARIIF TALINAYAAN—SEEGNEY SHARAFTII EH. - Dec 2, 2011
Gabay(S.News Network) Kadib markaan arkey mushkilada adag oo uu ku sugan yahay dadkii iyo dalkeenii hooyo,iyo ismari waaga siyaasadeed ee caadada u noqotey masuuliyiinta soomaaliyeed iyo muranka joogtaada oo dhaliyey ...
Suugaanta soomaaliyeed oo ka dhex muuqata masraxa caalamka. - Nov 29, 2011
London(S.News Netwok) Sida muuqata suugaanta soomaaliyeed waxay kaalin fiican kaga jirtaa masraxyada caalamka gaar ahaan network aduunka,hadaan tusaale usoo qaadano qaar kamid ah suugaanta soomaaliyeed ee aadka uga dhex muuqata ...
Gabey:Ardogan Albaabadi Furihi Aawdnaa Noo Noqo eh, - Nov 8, 2011
Nairobi (s. News Network) Gabaygan waxaa igu dhaliyey la yiraahdo(Ardogan albaabadi furihi—Aawdnaa noo noqo eh)kadib markii ay abaar baahsan oo laga argagoxo muuqaalkeeda ay ku dhufutey gayiga soomaaliyeed gaar ahaan ...
Kooxda Qaylo Dhaaan Oo Markale Afka kala Qaaday.(DAAWO) - Oct 19, 2011
London(S,News Network) Kooxda qaylo dhaan ayaa mar kale soo saaray hees ay ku cabirayaan dareenkoodaa ku aadan ardaydii lagu xasuuqay magaalada muqdisho bishan October ee aanu ku jirno bilowgeedii. Qaylo dhaan ...
Next Page »










