Arimaha Bulshadda

gabarqisoqabsatay

Goormaa kuugu Dambaysay inaad qososho “Ree Magaal is barta Alla Been badanaa”

Number of View: 1518Share Waa sheeko ka dhacday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka kenya gaar’ahaan xaafadda Islii oo soomaalida ay ku badantahay. Arrintan ayaa waxaa

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshadda

Gabar

DAAWO MUUQAAL:- Gabar Soomaaliyeed oo uu dilay Nin Caddaan ah oo ay Saaxiibbo ahaayeen

Number of View: 1188ShareHaweeney Soomaali ah oo ku noolayd dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inuu dilay nin cadaan ah oo ay saaxiib la ahayd

Continue Reading »

Arimaha Bulshadda Archives

sooyaaal
Dhagayso: ” Nin Markuu iga dago mid kale ayaa ifuulayay, haddana kaadida xitaa maceshan karo” waa dhacdo xanuun badan!!
- Mar 23, 2013
Xabsi ku yaalla dalka Itoobiyo oo la geeyo dadka lagu eedeeyo inay xiriir la leeyihiin ONLF ayaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin isdaba joog ah, waxaana dadka xiran oo dhibaatadaloo gaysto ...
xaaska obama
DAAWO MUUQAAl:- Xaaska Obama oo ka yaabisay shacabka Maraykanka
- Mar 23, 2013
kumannaan dad waynaha dalka maraykanka oo isugu yimid goob fagaaro ah aayay ka yaaabisay xaaska madaxwaynaha dalkaas Barak Obama, waxayna goobta ku soo bandhigtay Dance aan looga baaraan. RIIX HALKAAN SI ...
sawir
DAAWO MUUQAAL: Haweeney Qaawan oo Gool Qurux Badan ka Dhalisay Kooxda Barcelona
- Mar 21, 2013
Ciyaar ka tirsanayd horyaalka dhallinyarada ee dalka Spain oo dhexmartay kooxaha Barcelona iyo Espanyol  ayaa gaaroonka waxaa soo gashay haweeney dhar la'aan ah oo qaawan, waxayna lugta la heshay kubbad ...
kismaaayo
Warbixin Xasaasi ah: Taariikhda Cakiran ee Magaalada Kismaayo gobolka Jubbada hoose
- Mar 16, 2013
Taariikhda Kismaayo waa mid dhibaato iyo murugo badan xanbaarsan, waxay leedahay muhiimad siyaasadeed, mid dhaqaale, iyo waliba mid istiraatiijiyadeed, waxaana marka laga hadlayo magaalooyinka xaalkooda adagyahay lala bar bar dhigaa ...
diyaarad bur bur
Diyaarad Dagaal oo ku soo dhacday Suuq aad u cammiran oo lagu iibiyo Qaadka
- Mar 15, 2013
Qiso argagax ku bilaabantay markii hore, haddana qosol iyo dhacdo xiiso leh isku badashay ayaa ka dhacday dalka Yemen, ka dib markii duuliye Milatari oo tirsan ciidamada dalka Yemen uu ...
hotmail
Shirkadda Microsoft oo Shaaca ka qaadday inay xirayso adeegga Hotmail.com
- Mar 11, 2013
Shirkadda wayn ee Microsoft ayaa waxay qorshaynaysaa inay mardhaw adeeggeeda caanka ah ee Hotmail.com ee E-maillada ay gabi ahaanba ku baddasho adeegga cusub ee Outlook.com . Adeegga E-maillada lacag la’aanta ah ...
Anfac
DAAWO, Fannaanadda Anfac Laki oo Soo Saartay Hees Cusub oo laga Daba Dhacay
- Mar 8, 2013
Fannaanadda codka baxsan ee Anfac Laki ayaa mar kale soo saartay hees cusub oo soo jiidasho leh, taasoo ay ugu tala gashay in fannaanaddu ay uga qayb qaadato sanadkan billowga ...
hooyo
Hooyo Dishay Wiilkeeda Kadibna Gubtay Markii uu Quraanka Xafidin Waayay Oo Xukun Adag Lagu Riday
- Mar 8, 2013
Hooyadan waxaa lagu xukumay 17-sano oo xabsi ah kadib marki ay ku cadaatay in ay ku khaarijisay Cardiff sanadii 2010-kii Yaseen Ege oo ah wiil ay dhashay oo 7-sano jir ...

Next Page »