Falooyin

DSC_1000

Madaxweynaha Jubba Land oo iminka ka hadli doona xaflad lagu soo dhawaynayay oo ka dhacaysa iminka Niarobi. (Filo warar faahfaahsan)

Number of View: 2886Share 29-April-2012.  Nairobi:-  SooyaalNews. Waxaa iminka magaalada Nairobi hotel Grand Royal ka socota xaflad lagu soo dhawaynayo madaxweynaha Jubba-Land State oo xalay

Continue Reading »

Qeybta Falooyin

WARIYE

Gabar Soo Ogaatay Dhibaatada haysata Somalida Qoxootiyada (DAAWASHO NAXDIN LEH)

Number of View: 2800Share Nairobi      Sooyaal News Network Faadumo Noor oo ah weriye dhinaca qoraalka ayaa ku guuleystay ilaa iyo labo Aabaal marno,

Continue Reading »

Falooyin Archives

ogeysiis1
Nagala qayb qaado sidii aan ku damin lahayn xaalada C/waaq,
- Dec 18, 2011
Nairobi,        Sooyaal News Network. Waxaan Akhristayaasheena halkaan ugu soo gudbinaynaa inay nagala qayb qaataan sidii lagu qaboojin lahaa xaaladda kasoo cusboonaatay magaalada C/waaq, waxay dadku noogala qayb qaadan ...
calankeena Somalia
Maryooley berri maxaad ku badbaadi doontaa, “Faallo”
- Dec 16, 2011
Nairobi,   Sooyaal News Network. Tan iyo markii dowladdii dhexe ee Somalia ay meesha ka baxday dalka Somalia wuxuu soo maray marxalado ad-adag oo lagu doonayay in waddanka lagula wareego iyadoo ...
Waraabe
Waraabe hadii xaakim laga dhigo ari waa cunis! “Faalo”
- Dec 11, 2011
Nairobi,   S. News Network. Intaanan faaqidin ujeeddada magaca sheekadan aan taariikhda dib ugu laabano adigaa fahmi doona macnaha. Taariikhdu markay ahayd 16-November ee sanadkan waxaa ciidda Somalia lugaha galiyay ciidamada milatariga ...
Amin arts
Meles Zanawi, madaxa diimaha Muslimka, Kirishtanka iyo Masiixiga “Faalo”
- Dec 9, 2011
Muqdisho,    S. News Network. Waxaan filayaa inaad si wayn ula yaaban tahay magaca aan u sameeyay sheekadan, laakiin waa wax jira markaad si fiican ugu fiirsato waana  waxay Somalidu isku ...
Somalia TV LIVE
Aabow gurigaagii waalasoo weeraray “Faalo”
- Dec 7, 2011
Nairobi (S. News Network)    Hooyo iyo aabo dhaqankeenii weerar baa lagu yahaye hurdada halaga koco, been maaha waxaan iska maagayna maaha, ee waxaad dib u eegtaa gabadhaadu waxay ka ...
Sagaaro
Sagaaro sow ima barato “Faalo”
- Dec 7, 2011
Nairobi (S. News Network)          Hadda kahor baa wadaad wuxuu deggenaa dhul baadiye ah, waxaa ku agnoolaa duurjoogta aan dhibta dadka u gaysan oo ay ugu badan ...
sl
SAXAAFI MAAMUUS IYO KU DAYASHO MUDAN (FAALLO)
- Dec 6, 2011
London(S.News Network) Waxaan marka hore ammaan iyo bogaadin usoo jeedinayaa dhammaan saxaafiyiinta soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaaniin, anigoo ku bogaadinayo  adeegga saxaafadeed ee ay bulshada u hayaan.  Hase yeeshee waxaan qormadaan ...
mogadishu-somalia-499x322
Maxaad kala socotaa Qorshaha Road Map-ka iyo Kulankii mugdisho.(FAALLO)
- Dec 5, 2011
Muqdisho(S.News Network) Qorshahan(Road-Map-ka) oo baryahan hadal hayntiisu dhagaheena ku batey waa mid fikrad ahaan markii hore ka yimid kooxaha lugooyada ee loo yaqaano Beesha caalanka,dawlada ku meelgaarka ahna iyadoon aad ...

« Previous PageNext Page »