Falooyin

kismaaayo

Warbixin Xasaasi ah: Taariikhda Cakiran ee Magaalada Kismaayo gobolka Jubbada hoose

Number of View: 576Share Taariikhda Kismaayo waa mid dhibaato iyo murugo badan xanbaarsan, waxay leedahay muhiimad siyaasadeed, mid dhaqaale, iyo waliba mid istiraatiijiyadeed, waxaana marka

Continue Reading »

Qeybta Falooyin

Wariye

Halsano Kadib Dilkii Loo Geystay Wariye Cali Axmad Cabdi (Maqaal). Qalinkii. Xorriyo Cabdulqadir.

Number of View: 300ShareGeeridu waa xaq naf kastana waa ay dhadhaminaysaa Mowdka, sida qof kasta oo Muslim ahi ogyahay koonkaan lama saarnaanayo haddana waxaan rabaa

Continue Reading »

Falooyin Archives

Flag-Pins-USA-Somalia
Khibrad yaridu waxay keentay in la kala garan waayo dib u soo celinta xiriir diblomaasiyadeed iyo aqoonsi dowlad la siiyo(Qormo Xiiso Leh)
- Jan 26, 2013
Dawladda federaalka Soomaaliya oo iyadu ka baxday xiligii ku meel gaarka ahaa ayaa tan iyo markii lagu soo as aasay dalka Kenya waxaysan helin masuuliyiin aqoon iyo khibrad dawladeed iyo ...
kacanka1
VIDEO:- 18 Sano ka Dib Geeridii Marxuum Jaalle Maxamed Siyaad Barre Maxaad Ku Xasuusataa Wax Qabadkiisii Kacaanka
- Jan 4, 2013
Allaha u naxariistee waxaa bishan oo akle geeriyooday madaxwaynihii Somalia marxuum Maxamed Siyaad Barre, asagoo madaxwaynuhu geeriyooday 02- January sanadkii 1995-kii asagoo ku geeriyooday magaalada Abuja ee dalka Nigeria. Madaxwaynaha ayaa ...
Puntland_Flag-
Xaaladda Siyaasadeed Ee Puntland Oo Meel Xasaasi ah taagan Iyo Mucaaradka oo sii Kordhaya “War bixin”
- Dec 25, 2012
Maalinimadii shalay Waxaa lagu wargeliyey Ergadii ku sugnayd Magaaladda Garoowe ee halkaas u tegay sidii ay ugu qabsan lahaayeen shir lagaga tashado aayaha Puntland inay mudo 24 saac gudahood ah ...
abudwaq fleyer2
Shirkad lagu magacaabo Save Air oo duulimaad cusub ka bilowday Soomaaliya
- Sep 12, 2012
SooyaalNews. Waxaa bishaan gudeheeda bilaabanaysa duulimaad cusub oo ay bilaabi doonto shirkadda Save Air Company, waxayna shirkaddaasi duulimaadkeeda ku kala bixin doontaa dalka gudihiisa iyo waddamada dariska la ah dalka Soomaali. Sida ...
Dastuur-qabyo5
Maxaa kala Socotaa Arrimaha Dastuurka, Khilaafyada Jira iyo Sababta ay u Hakatay Soo Xulista Ergada Ansixinaysa Dastuurka Cusub?
- May 16, 2012
Muqdisho:- Magaalada Muqdisho waxaa dhowaan ka furmay shir ay yeesheen Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo xulaaya ergada ansixinaysa Dastuurka cusub, shirkaasi uma furmin umana dhicin sidii loogu talagalay. Waxaa jira qaar ...
A_Faroole
Qodobada Dastuurka ee uu Madaxweyne Faroole ku Baaqay in wax Laga Bedelo
- May 12, 2012
Garoowe:- Waxaan halkaan idiin kusoo gudbinaynaa qodobo kamid ah dastuurka cusub ee Soomaaliya kuwaasi oo uu Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ku baaqay in wax laga bedelo. Puntland State ...
Jaalle Mohamed Abdirashiid
Dhaqankeena ayaa ka weyn Musal-salka Caasi (Faallo By Maxamed C/rashiid)
- May 10, 2012
Kampala:- Kulan wacan oo wanaagsan akhirste waa xalqo kale oo aan ku eegi doono hadii alle idmo mid ka mid ah dhibaatoyinka aan is iri malaha bulshada  qaran jabka ku ...
Jaalle Maxmed Cabdirashid
Aafo Aan Inaga Hadhin Qormo Gaaban [ Qalinkii Maxamed C/rashiid ]
- May 5, 2012
Kampala:- Marka hore salaan diiran akhriste iga gudoon, waa mar kale iyo qormooyin xiiso badan oo aan uga hadlaayo dhibaatoyinka dhinaca bulshada dhexdeeda ah gaar ahaan dadka Soomaaliyeed. Anagoo u kala ...

Next Page »