Diini

DSC_1000

Madaxweynaha Jubba Land oo iminka ka hadli doona xaflad lagu soo dhawaynayay oo ka dhacaysa iminka Niarobi. (Filo warar faahfaahsan)

Number of View: 2888Share 29-April-2012.  Nairobi:-  SooyaalNews. Waxaa iminka magaalada Nairobi hotel Grand Royal ka socota xaflad lagu soo dhawaynayo madaxweynaha Jubba-Land State oo xalay

Continue Reading »

Qeybta Diini

ogeysiis1

Nagala qayb qaado sidii aan ku damin lahayn xaalada C/waaq,

Number of View: 3954ShareNairobi,        Sooyaal News Network. Waxaan Akhristayaasheena halkaan ugu soo gudbinaynaa inay nagala qayb qaataan sidii lagu qaboojin lahaa xaaladda

Continue Reading »

Diini Archives

abderachid-soof1252879649
Muxaadarada Jimcaha “Fadliga Uu Leeyahay Qur’aanka”(Daawao)
- Nov 11, 2011
Nairobi(S. News Network) Muxaadaro aad u qiimo badan ayaanu ugu tala galnay Aqristayaasha Shabakada Sooyaal News Network maadaama ay aduunyadu tahay mid la joogayo maalmo kooban oo kaliya, is xasuusinta ...
untitled
JAMCAHA IYO SAAKA:-Muxaadaro ka Haadlaysaa Ducooyinka ka Dambeeya Salaada (DAAWASHO WACAN)
- Oct 14, 2011
Muxaadaro(SNN) Sxbada Aanu jecelnahayoo maha oo kaliya in Aan idiin soo gudbinno waxa ka hadlaya aduunyada iyo Asbaabeheeda balse waxaan hore ugu balan qaadnay Aqristayaasha yadu in ay ka bogon ...
Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil haaruun
Muxaadaro Aad Muhiim ugu Ah Dhalinyarada Kuna tacaluqda (DHAGAYSO)
- Oct 7, 2011
[caption id="attachment_948" align="alignleft" width="300" caption="Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil haaruun"][/caption] Nairobi(SNM) Muxaadaradaan waa Mid Aanu ugu tala galnay Aqristayaashayada in ay ka bogtaan maxaayeelay waxa aad u wanaagsan in Aduun iyo Aakhiraba ...
547
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
- Jul 18, 2011
Wuxuu Rasuulka SCW dhashay sannadkii Caamul-fiil, maalin Isniin ah oo bisha Rabbiicul-awal ahayd laba iyo toban, 53 sano hijrada ka hor. Markuu dhashay waxay hooyadiis u cid dirtay awaawgiis Cabdimudhalib ...
547
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
- Jul 18, 2011
Maalin ayaa Cabdimudhalib oo hurda manaam loogu yimid lana amray inuu faago ceelka samsamka oo muddo hore duugmay, meel uu ahaana aan la garanayn. Manaamkii ayuu ku weydiiyey meeshuu ceelku ...
547
DUULLAANKII ABRAHA UU KU SOO QAADAY KACBADA
- Jul 18, 2011
Abraha oo ahaa nin xabashi ah oo yaman wakiil uga ahaa boqorkii xabashida ayaa markuu arkay sida carabbi kacbada ugu xajineyso waxaa galay maseyr markaasuu magaalada Sanca ka dhisay kaniisad ...
547
Siirada Rasuulka CSW .NASABKII RASUULKA SCW
- Jul 18, 2011
Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi Ismaaciil oo uu dhalay nabi Ibraahim. Abtirsiinyada nabiga SCW waxay u qaybsantaa saddex qaybood: Qaybta u hooreysa ...