News By Qaran

Al shabaab Oo Guullo Ka Sheegatay Dagaallo Ay La Galeen Ciidamada Dowladda
Afhayeenka dhanka hawlgalada ee Al shabaab Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in dagaallo ay ku qaadeen Ciidamada Dawladda ay guullo kala duwan ka gaareen. Abu Muscab ayaa sheegay in weerarka ...
Faroole Indua
Safaaradda Soomaaliya ee Hindiya oo War Murtiyeed Kasoo Saartay Safarkii Madaxweynaha Puntland
New Delhi:- Safaaradda Somaliyeed ee saldhigeedu yahay magaalada New Delhi ee Waddanka India, ayaa si diirran usoo dhoweysey Madaxweynaha Puntland Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud Faroole iyo wafdigiisii la socdey oo ...
qarax-miino-250x198-1
Qaraxyo Khasaase Geystay oo Maanta ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho:- Qaraxyo geystay khasaare kala duwan ayaa Ciidamada Dawladda KMG ah iyo kuwa AMISOM maanta lagula eegtay xaafado katirsan magaalada Muqdisho. Qaraxa koowaad oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa ...
Ahlu-Sunna-Waljamaca-Somalia-4
Ahlusunna iyo Al Shabaab oo ku Dagaalamay Duleedka Ceelbuur
Ceelbuur:- Wararka aan ka helayno degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa soo sheegaaya in dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu maanta Al shabaab iyo Ahlusunna ku dhexmaray ...
bakaaroo_5
Xaalad Jaah Wareer ah oo ka Taagan Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho:- Xaalad jaah wareer ah ayaa maanta ka taagan suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana ka jira hawlgallo ay wadaan Ciidamada Dawladda iyo rabshado bar bar socda. Ciidamada Dawladda KMG ah ...
Gaalkacyo
Ugaarsiga Wariyaasha Mudug iyo Aamusnaanta Maamulka Puntland
Gaalkacyo:- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxay dhacdaa Baratamaha Soomaaliya waxaa soo gala waadooyin fara badan oo ay adeegsadaan dadka bayc mushtariga ah waxaa ka mida Gobolada ay wadooyinka ...
Shabeel12
Horn Petroleum oo Hakisay Shidaal Baaristii ay ka Waday Dooxada Dharoor
Nairobi:- Shirkadda Horn Petroleum oo bishii January ee aan kasoo gudubnay hawlo shidaal qodis ah ka bilowday dooxasha Dharoor ww gobolka Bari ayaa shaacisay in ay shidaal ku filan ka ...
images
Madaxweyne Shariif oo Bujanbura Kula Kulmay Masuuliyiinta Dawladda Burund
Bujanbura:- Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo muddooyinkan safarro kala duwan ku maraayey dalal kamid ah caalamka ayaa waxa uu iminka kusugan yahay magalada Bujanbura ee xarunta dalka Burund. Madaxweynaha oo shalay ...
IMG_4384
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Jimco,May 18, 2012, ---------- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Islaan ...
IMG_4325
Warsaxaafadeed Shirkii Golaha Wasiiradda ee Maanta
Muqdisho, 17 May 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah. Ugu horeyntii ...

Next Page »