DHAGAYSO:- Col. Warfaa Sh. Aadan ” Hadda Lama Dhisi Karo Maamulka Jubbaland, Ciddii Isku dayda inay ku dhaqaaqdana…

Number of View: 288

maalinta baarri ah waxaa laagu wadaa in magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose uu ka furmo shir lagu samaynayo maamul ay yeeshaan gobolladaas.

Waxaa jira aragtiyo kala duwan oo ay dadku ka qabaan maamul u samaynta gobolladaas.

Col. Warfaa Sh. Aadan oo aah afhayeenka ciidamada gobollada jubbooyinka ayaa sheegay in haadda aaysan habboonayn in la sameeyo maamul, wuxuuna intaas uu ku daray in gobollada maamulka loo samaynayo aysan xoraysnayn oo wali ay ku jiraan gacaanta Al-Shabaab.

Col. Warfaa ayaa intaaa ku daray in dadka ku ordaya maamulka ay dano gaar ah ka leeyihiin wuxuuna intaa uu raaciyay in xitaa dowladda Somalia aanaay ka warqabin shirkaas.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Col. Warfaa Sh. Aadan.

DHAGAYSO5


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Galgalo says:

    Waxaan ku raacsanahay fikrada col. Warfaa. Waxaa la dhahay nin kaa hadal badan xoolaha aabahaa ayuu dhaxlaa. Marka jubbaland/waamo land ama kismaayu waa in dadka asal u leh aan qori afkiis lagu gacan bidxaynin, oo taarikh iyo qalin cadaalad ah maammul lagu soo dhiso dowladana goob joog ka tahay. Sidaas iyo aayatiin wacan.

  2. Adan says:

    Waxan qabaa arinta mamul usamaynta juboyinka waa khalad wayo cidama dowlada iyo dagmoyin ka wa kala xiran yihin inta la sifaynayo wax ma mul ah ma la samayn karo




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...