DHAGAYS: Dhibaatada gabdhaha Soomaaliyeed ku haysata Magaalada Nairobi
Number of View: 680Tan iyo markii ay Soomaalidu ku soo qexeen dalalka dariska ah waxaa saameeyay dhibaatooyin an la soo koobi kari kuwaasoo ay ugu horreyso dacdarrada haysatada dadka gaar ahaanna dumarka .
Mahad Cumar Diiriye ayaa war-bixin ka diyaariyay habka ay u noolyihiin dumarka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya .











Waxan leyahay umada somaliyed qasatan wilasha gabdhuhu waa idinladhashen wana idindhaxan wana idin dhalen marka isxilqama madama ay jirto duruf kuqasabtay inay tilabo qaldan qadan hadii aad sifican uladhaqantin way isbadalayan wabilahi tawfiq