DAAWO:- SIR CULUSU:- Siyaasiyiin Reer Puntiland ah oo Hadallo lama filaan ah i jeediyay Madaxwaynaha iyo Raysul wasaaraha iyo Madaxwaynaha Jabuuti
Number of View: 1234Xubno sar sare oo katisan maamulka Puntland ayaa kulan ku qaatay tell Conference waxayna ka hadleen siyaadda guud ee Somalia gaar aahaanna madaxwaynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo raysul wasaaraha oo lagu tilmaamay inuu yahay qolof saar.
Xubnaha aayaa isku raacay in Somaliland ay wadato madaxwaynaha Somalia, waxayna intaa ku dareen in marwo fowsia oo ah wasiiradda arrimada dibadda ay dalka wax walbo ka tahay oo raysul wasaaraha uu yahay nin u shaqeeya maadaxwaynaha oo kaliya.
Xubnaha oo aan la soo koobi karin waxyaabaha ay ka haadlayaan ayaa intaa badaan mowqifkoodu ku salaaysanyahay siyaasadda madaxwaynaha Somalia.











* Dadka Daa’in uumee dabcigooda hal maa hinee kii darajeesidaa kuugu darano dabin a kuu dhigee * * *?
Aniga waxay ila tahay wax ala waxa raysalraha lagu dhalilayo waxaba kajiro wayo marki ladortay ka bilow ilaa waqti gan mala xusi karo wax raysal wasaraha qabtay hal wadan iyo hal gobol o somaliya kamid ah oo aad soo boqatay majiro masuu liday ma ahan midaas fadlan qabil kad kaso jeedo magaca haka halayn e is casil
Raysal wasaruhu waxa xaqiqa ah in manta gulaha la gadhay o dhami illahay ka sow isagu u kenay because loma doran in u sidi kuwi ka horeyay ama laba joga u hadba mel u orda o u dammbil adunka la warego e waxa lo dortay in u dalkan iyo dadkan u samata bixiyo wayna ka muqata dadalkedi, anyway madaxwaynaha aya kuso haray ama somaliland ha wadato ama nagi haku shubate nin walbaa waxa u yahay taariikhda shegi donta
butland cuqad smaliland a heeso r,iisul wasaare saacad wa nin saqadiisa yaqano buland waxey baratay madaxwene la dagaal ee waxan dhihi lahaa dowlada u hogansama