Daawo Fannaanadda Iqra yareey oo soo bandhigtay xiisaha Jacaylkeeda iyo waayaha Soomaray

Number of View: 481

Fannaanadda Iqra Maxamed oo ku magaac dheer Iqra yaareey ayaa soo bandhigtay hees ay kaga hadlay jacaylkii maasheeyay nolosheeda, kaasoo ay ka soo billowday xilligii yaraanteeda.

Fannaanadda oo in mudda ah ku daba taagnayd samaynta heesta ayaa dhawaan soo bandhigtay, waxaana ka muuqato murugada jacaylkeedii ugu horreeyay ee fannaanadda soomaray.

Iqra yareey hadda waxay ku nooshahay magaalada Nairobi ee dalka kenya waxayna horey u soo saartay heeso badan oo jacayl ah balse tan waxay noqotay mid soo jiidataa dadka xiiseeya faanka Soomaalida gaar ahaanna dadka qaddariya jacaylka.

HALKAAN KA DAAWO HEESTA AY QAADDAY FANNAANADDU


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Sharma arke c.karim says:

    Asc asaxabta horta jecelku wa lama huran waxanah aminsanahay inu jecelkagi kugu horeyey u ka duwanyahay kuwa kale marka iqra jecel iyo magal iyo mid badiye waxbo isma dhaman jecel wa dhab

  2. jawaabta iqra says:

    hadaad adigu taloowday
    talada diintana diiday
    adigaa tumay baloowleeda
    tabartada hadee ku ciishay
    adigoon fadhigaba aqoon
    hadaa talabada horay u qaaday
    markaa taabatay qadhaadhka
    inaad tabisaa calaacal
    toloow maynoo habontahay
    taa anagu qaadan meeno
    tiinka ayadaa talaashay
    waxay tamineesay waa yahan
    hadaa taladeda heesa




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...