Warbixin: UN Dokumenti xiriir ka dhexeeya nin British ah iyo afduubyada ka dhacay Somaliya

Number of View: 156

Wargeysa The Times of London ayaa sheegaya in ay jirto qayb qarsoon oo ka mid ah warbixin ay soo saartey Qaramada Midoobey, taas oo sheegaysa in uu jiro xiriir u dhexeeya nin haysta dhalashada dalka Britain iyo Burcadbadeedda Soomaaliya.

Joornaalkaka ayaa sheegaya in sanadkii 2012 warbixin ay diyaariyeen hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan cunoqabatnyta hubka iyo musuq-maasuqa Soomaaliya iyo Ereteeriya (UN’s Monitoring Group on Somalia and Eritrea ), in ay ku soo saareen lifaaq magacaabaya nin haysta dhalashada dalka Britain, isla markaana ah ganacsade asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya in uu doorweyn ka ciyaarey afduub ka dhacay Soomaaliya sanadkii 2009.

Lifaaqa uu soo xiganayo Wargesya The Times ayaa sheegaya in ninkan ganacsadaha ah uu masuul ka ahaa, “Shirkad afduub iyo qafaalasho” ku shaqeyneysey, waxaana uu si toos ah gacanta ugula jirey afduubkii loo geystey Paul & Rachel Chandler oo ahaa lamaane u dhashey dalka Britain oo sanadkii 2009 lagu afduubtey meel ku dhaw biyaha Soomaaliya iyaga oo muddo sanad ka badan lagu haystey Gobolada Dhexe ee Soomaaliya, waxaana Joornaalku sheegay in 13 bilood kadib la bixiyey madaxfurasho.

Joornaalku ma caddeyn ganacsadaha maalgelin jirey Burcad-badeeda isla markaana ma qeexin halka u hadda ku sugan yahay

Sii deyntii laamanaha lagu eedeeyey in uu ku luglahaa qafaalashadooda nin asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya haystana dhalashada Ingriiska, waxaa gacan weyn ka geystey Muwaadin kale oo Soomaali ah kaas oo deganaa dalka Ingriiska.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...