VIDEO:- Col. Qadaafi oo La Kufsaday Inta Aan La Dilin Ka Hor (DAAWO)
Number of View: 1890Madaxweynihii dalkaa a Liibiya ayaa la helay Muuqaal caddeynaya in la kufsadey ka hor inta aan la dilin, tani oo keenaysa cuqdad iyo cawaqib xumo ay sababsan karaan madax badan oo Jabhadda kacdoonka ah.
Muuqaalkan oo lagu baahiyay dhammaan warbaahinta Carabta ayaa weli waxaa ku socda baaritaan waxaana Muuqaalkan ka muuqanaya Mucamar Al Qadaafi oo la fara xumeynayo.
Wargaysyada ka soo baxa dalka Libia ayaa faafiyay muuqaalkan, waxayna dadka qaar sheegeen in arrintan ay sababi karto dagaal sokeeye oo ka dhaca dalkaasi Libia.











waad mahadsantihiin shabakadda sooyaalnews.com wan inkaka mahadcilinaayaa wararka iyo warbixinada inshaa allaah hada lagabilaabo waan kuxiranahay bahda sooyaal news.com