VIDEO:- 18 Sano ka Dib Geeridii Marxuum Jaalle Maxamed Siyaad Barre Maxaad Ku Xasuusataa Wax Qabadkiisii Kacaanka

Number of View: 1106

Allaha u naxariistee waxaa bishan oo akle geeriyooday madaxwaynihii Somalia marxuum Maxamed Siyaad Barre, asagoo madaxwaynuhu geeriyooday 02- January sanadkii 1995-kii asagoo ku geeriyooday magaalada Abuja ee dalka Nigeria.

Madaxwaynaha ayaa lagu xasuustaa wax qabad aad u ballaaran, wuxuuna dalka xukumayay 21 sano, asagoo hirgaliyay mashaariic aad u badan

Barnaamijkan ayaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa muuqaalo cadeynaya waxqabadkii Kacaanka ee uu hogaaminayay allaha u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre.

QODOBADII KACAANKU HIRGELIYAY:

1- Qorista Afka Soomaaliga oo maanta laga isticmaalo 5-ta Soomaaliya
2- Dajintii dadkii Soomaaliyeed ee ku tabaaloobey Abaartii Dabadheeer
3- Horumarinta iyo Wacyigalinta Bulsha weynta soomaaliyeed
4- Dhiirigelintii ka bixida ma shaqeystenimada
5- Xoreyntii Soomaligalbeed oo aaheyd gool weyn
6- Ka mid noqoshadii Jaamicadda Carrabta
7- Ka qeybgalkii Ciidamada Soomaaliyeed Xoriyo gaarsiinta dalalka Africa
8- Ololihii iskaa wax u qabso ee dalka lagu dhisay
9- Horrumarinta Arrimaha Bulshada
10- Abuursitii Jaamacadaha
11- Dhismaha Dugsiyo (School) farabadan
12- Baahinta Waxbarshada
13- La dagaalanka Jahliga
14- Dhowrista Bee’ada (Envioronment)
15- La dagaalanka Akhris-qorid la’aanta.
16- Helidda iskuullo lacag la’aan ah.
17- Caafimaadka oo ahaa mid lacag la’aan ah nooc kasta oo uu yahay

Haddaba daawo wax qabadkii kacaanka

1- Qaybta 1-Aad
2- Qaybta 2-Aad
3- Qaybta 3-Aad
4- Qaybta 4-Aad
5- Qaybta 5-Aad

Xafiiska Wararka Nairobi
Sooyaal News Network
sooyaal@sooyaalnews.com

kacanka3 kacanka1 kacanka2


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Fanax xasan says:

    Alaha unaxariisto marxuum maxamed siyad bare wuxuu ahaa ninka akaliya oo ladirira qabiilka hada ragadiuyay somalida

  2. Axmed says:

    ACWW,
    Alla ha u naxarriisto M S Barre, In tii Somaliya xorta ahayd manan arag waxaan isga ahayn oo wax qabta, xitaa halshay oo macna leh cidkale maqaban; bal hadaad garanayso sheeg cidkaloo dalka iyo dadka Somaliyed wax u qabatay. Markale Alla ha u naxariisto.




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...