Goobo Ganacsi oo ku yaalla Magaalada Kismaayo oo Saaka Bur-burin Lagu Wado

Number of View: 198

Sida wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ay sheegayaa waxaa halkaasi ka soconaya howlgallo lagu Burburinayo goobaha Ganacsi ee kuyaala hareraha waddooyinka magaalada.

Ciidamada dowladda Soomalaiya ee ku sugan Kismaayo ayaa Saaka lagu soo warramayaa inay halkaasi kasameynayaan howlgal ay ku nadiifinayaan waddooyinka magaaladaasi.

Arrinta ayaa sida Mas’uuliyiinta qaar ay tilmaameen waxaa looga gol-leeyahay in dib loogu soo celiyo Kismaayo Bilicii ay laheyd kol hore, si markaasi magaalada ay u noqoto mid bilicdeeda ay muuqato.

Dhismooyinka ganacsi ee kuyaala magaalada ayaa la sheegayaa in saaka la qaadayo ciidamada maamulka Kismaayana ay howlgalkaasi wadaan, dhismooyin dhowr ahna laqaday walina uu soconayo howlgalka.

Qaaq ka mid ah ganacsatada waratada ah ee iyagu ku ganacsda hareeraha waddooyinka ayaa shaaciyay inaan horay wax wargalin ah loo siin balse howlgalka uun ay ka warheleen.

Xafiiska Wararka Kismaayo
Sooyaal News Network
sooyaal@sooyaalnews.com


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...