Dowladda Somalia oo wadda Qorshe Ciidamo Police ah lagu geynayo Magaalada Kismaayo

Number of View: 155

Saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay iminka wadaan qorshe ballaaran oo ciidamo Booliis ah lagu geynayo Degmooyin ka tirsan Gobalada dalka Soomaaliya.

Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shariif Sheekhuna Maya oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Saraakiisha Booliiska ay iminka wadaan qorshooyin ku aadan in ciidan la geeyo Degmooyin ka tirsan Gobalada dalka oo aan weli ciidanka Booliiska la geyn.

Shariif Sheekhuna Maya ayaa sheegay in Degmooyinka wanlaweyn iyo sidoo kale Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ay iminka geynayaan ciidamo Booliis ah.

Ciidanka la geynayo magaalooyinkaasi ayaa wuxuu sheegay inay ka shaqeyn doonaan xasilinta ammaanka deeganadaasi oo xilliyada qaar ay ka dhacaan falal lidi ku ah dhanka ammaanka.

“Booliiska Soomaaliyeed marwaliba waa heegan goob wlaiba oo Shabaab Gobalada dalka laga saarana waa la geynaya si ay uxasiliyaan”Sidaasi waxaa yiri Shariif Sheekhuna Maya.

Hadalkiisa ayuu intaasi ku daray in ciidamo Booliis ah dhawaan ay geeyeen Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe halkaasina loo yeelay taliye ciidan Booliis iyo taliyaha Saldhiga Degmada Jowhar.

Hadalka Shariif Sheekhuna Maya taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa wuxuu imaanaya iyadoo dhawaan Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose la geeyay ciidamo Booliis ah.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...