aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban,calooshooda u shaqeystayaash dadka somalida ah beenta u sheegaya ee leh midnimo somaliyeed ayaanu rabna waa ayaan daro maanta in kuwan professorada isku sheegaya intey goboladii ay kasoo jeedeen dabka galiyeen waxna aan ka celin karin