Jen Dhagabadan : Weyn Naga Go’an Tahay In Aynu Isku Furno Gobollada Dalka

Number of View: 148

Amaanduulaha ciidamada xoogga dalka C/kariin Yuusuf Aadan Dhagabadan ayaa ka dhawaajiyay in ay ka go’an tahay sidii ay isugu furi lahaayeen wadada isku xirta gobollka dalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya qorshaheedu yahay sidii ay isugu furmi lahaayeen wadada isku xirtay gobollka Shabeellaha dhexe ilaa laga gaaro sida uu hadalka u dhigay gobollka Bari ee maamul gobolleedka Puntland.

‘’Dagaalka waan sii wadi doonaa, ilaa aan suurtagal ka dhigno in si toos ah oo aan leex leexad laheyn loo isticmaali karo wadada isku xirta gobollada koonfurta iyo Bari Puntland, ayuu yiri,’’ Dhagabadan.

Maalmo ka hor ayaa waxaa magaalada Jowhar ee xarunta u ah gobollka Shabeellaha dhexe waxaa la wareegay ciidamada dowladda  Soomaaliya oo kaashanaya kuwa midowgga Africa AMISOM.

Wasiirrka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya oo maalin kadib markii lala wareegay Jowhar booqday, waxaa uu sheegay in dowladda isku xiri doonto jidka dheer ee xiriiraya Muqdisho ilaa Baladweyne.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...