DHAGAYSO: Xildhiban Shaacir oo kahadlay maamul usamaynta Gobollada Jubbooyinka
Number of View: 303
Mid kamid ah mudanayaasha barlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa si adag kaga hadlay maamul usamaynta gobollada sedexda ah ee Jubbada Hoose, Jubbada dhexe iyo gobolka Gedo.
Mudanahan kasoo jeeda gobolladaas Xildhiban Maxamed Aadan Ibraahim Shaacir aya sheegay in dowladda Soomaaliya iyo xildhibaanada kasoo jeda goboladaas ay taageersan yihiin qorshaha ka socda magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN SHAACIR
Waxaa uu sheegay in ay ka go’an tahay in maamul loo dhan yahay ay kaga dhawaaqi doonaan gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
Mudanahaan ayaa kamid ah xildhibano ka qeyb galay kulan ka socda Muqdisho oo looga hadlayay mamul usamaynta Jubbooyinka iyo Gedo











adeey ku talaa xilshibaan shaciroow , loma joojin dona mamul usmaeynta jublnd waxaa kasoo yerayo xmar iyo gobalada dhexe