DHAGAYSO: Sida ay Xaaladdiisu Tahay Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi iyo Dhaawaca soogaaray inta uu dhanyahay

Number of View: 914

Wararkii ugu dameeyay ee aannu ka helno xaaladda xildhibaanka kama kunji Yuusuf Xasan Cabdi ayaa sheegaya in xildhibaanku uu ka jabay labada lugood sidoo kalana uu dhaawac ka soo gaary gacanta bidix.

Xildhibaanka ayaa hadda lagu dawaynayaa isbitaalka Aga-Khan ee magaalada Nairobi sida uu xaqiijiyay ninka u qaabilsan arrimaha Islii Maxamed ismaaciil shiine oo aannu khadka taleefanka kula xariirnay.

HALKAAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA AAN LA YEELANAY U QAABILSANAHAY ARRIMAHA ISLII EE XILDHIBAANKA

Mr Shiine ayaa xaqiijiyay inay dhinteen labo ruux oo ah carruur ku soo tukatay masaajidka, sidoo kalana ay jiraan dhaawacyo soo gaaray qaar kamid ah ilaalada xildhibaanka.

Maxamed Ismaaciil Shiine ayaa sheegay in ay bannaanka u soobexeen markii la tukaday salaadda kadibna ay dadka waydiiyeen xildhibaanka su’aalo la xariira sharciga kadibna uu soo dhacay dhagax wixii ka dambeeyayna uu dhacay qarax.

Xaaladda Xildhibaan Yuusuf Xassan Cabdi ayaa hadda wanaagsan sida uu sheegay Maxamed Ismaaciil Shiine oo u qaabilsan xildhibaanka arrimaha Islii, wuxuuna sheegay inuu hadda sheekaynayo.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Asmaaa says:

    Islii meel aan amaan lahenee noqotee ilaah hanagu amaansado asagane ilaah ha uziyaadiyo cfmadkiisa

  2. dagan says:

    ilahy waxan uga rajenaya xildhibaanka cafimaad dagdag ah




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...