Dhagayso: Raggu Haddii ay isguursadaan waxay ka mid-tahay domuqraadiyadda”

Number of View: 894

Mid kamid ah xildhibaannada barlmaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ilbaxnimo iyo dimuquradiyad ay tahay in ay isguursadaan Ragga.

Xildhibaankan oo lagu magacaabo Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in muddo uu ku noola qurbaha ayna caadi tahay haddii ragga ay isguursadaan ama ay haweenku isguursadaan.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ilbaxnimadu ay kamid tahay fududaanta guurka ee xilligan la jooga gaar ahaanna gabdhaha iyo wiisha.

Dhagayso Hadalka Xildhibaanka oo ka hadlaya Arrimaha isguursiga 

Hadalka Xildhibaankan mudanayaasha barlamaanka katirsan ayaa ah mid loo qaadan waayay, iyadoona dad badabn ay ad ula yaabeen.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. wali kuwataro says:

    ninkaan waxan qabaa aniga in la dilo ama la masafuriyo mamnuuc laga saro somalia dhan somalia waa dal muslim ah waxa ushegayana waa aduun sur gadoon ah nin raga isku baneyay ilahay ayuu ka furtay diintana mel oga dhacay aniga xagayga ninkaas hala dilo ama hala masafuriyo waye

  2. mohaud aynab says:

    War ninkaa hadii aan la dilikarin xilka halaga qaado meeshii uu sheekadaan ka keenayna ku cesha yuusan odayaasha naga guursane shiydanka koley somaliya kuma tala galin Inuu ku noolaado.

  3. mahamuud gob says:

    waa in laiska ilaaliyo dadka qurba joogta ah xil u dhiibistooda oo la hubiyo marka hore diintiisii iyo dhaqankiisii halka uu ka taagan yahay waxaanan laayahay xildhibaankan waa in ay baarlamaanku dib u eegaan islaanimdiisa kan fadhiisyaan hadalkan hadii uu dhab yahay goaana ka soo saaraan waayo waxa wadanka dib ugu soonoqonya dadkii oo soamli ah laakiin aan islaam ahayan waa in lag fejignaado ninkan oo kale




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...