DHAGAYSO: Beesha Sade Oo Mowqif Adag ka Istaagtay Maamul U Samaynta Jubbooyinka iyo Jawaabo laga Bixiyay Kulamo Kale…
Number of View: 310
Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia oo maalmahan ay ka socdeen kulamo looga hadlayay maamul usamaynta gobollada jubbooyinka islamarkaana ay shala oo kaliya ka dheceen labo kulan ayaa beesha sade waxaa ay dhinicooda qabteen kulan looga hadlayo arrimaha jubbooyinka.
Odayaasha dhaqanka beesha sade ayaa sheegay in haatan looga baahanyahay dowladda Somalia in ay xal ka gaarto maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka, islamarkaana aysan jirin wax ciidan ah oo la taakulaynayo ama qaliib loo magacaabayo magaalada.
C/raxmaan Maxamed C/llaahi ” C/raxmaan Mallay oo kulanka ka dib lahadlay saxaafadda ayaa faah faahiyay kulanka iyo wixii uu ku saabsana iyo qodobadii la isku afgartay.










