DHACDO ARGAGAX LEH:-Nin Xaaskisa midi Ku jar jaray Kadib Hilibkeda kariyey

Number of View: 315

Argagax ayaa waxa uu ku baahay xaafada Wendiga ee magaalada Mweiga ee dalka Kenya kadib markii nin dadku u aqaan jireen in uu geesi yahay uu xaaskiisii madaxa agdhigay qaar kamid ah hilbaheediina uu cunay.

Ninkaan oo dadka horay u yaqiinnay ay ku sheegeen in uu ahaaa nin qunyar socod ah oo aan dhib badneyn ayaa xaaskiisii qudha kajaray, isaga oo hilbaheeda qaar ka cunay dhiig badannna kacabay kahor inta uusan wiilkooda yar uusan ku qasbin in dhiigga hooyadii cabo.

Morris Mutuma Mutegi ayaa lagu magacaabaa ninkaani waxaana markii uu falkaasi sameeyay qabtay dadka deegaanka.

In kasta oo dadka deegaanku ay sheegeen in aysan dal dalin ninkaasi ayaa hadana waxaa lasheegayaa in ninka ay weerareen oo ay xireen ilaa uu ka geeriyoodo, kadib markii ay geed kuxireen uuna isku daladaly fiilooyinkii lagu xirxiray.

Dilka haweeneyda oo goor habeen ah dhacay ayaa lasheegay in dadka dersaanka ah ay kusoo bexeen, lana arkay meydka haweeneyda oo hilba kamaqanyihiin oo banaanka yaalla iyo wiilkii yaraa oo ay dhaleen oo afka dhiig kuleh.

Qeybaha uu hilbkeeda kacunay waxaa kamid ah wadnaha oo durbadiiba uu kala baxay markii uu dilay.

Waxana Kadib Hilibkeedii Uu dabka Saray Isaga Tagey Iyadoona Halkaasi Ku kar Karsan tay.

Ninka oo xaaskiisa toorey kudilay ayaa waxaa adkaatay in dhaqsa lagu qabto waxaana dadka deriska ah ay isugu yeerteen dadka xaafada degan oo dhan iyada oo ugu danbeyntii lagu guuleestay in hubka laga dhigo


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...