Dagaal Ciidamada Itoobiya Iyo Al-Shabaab Ku Dhaxmaray Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Bay

Number of View: 163

Wararka laga hellayo gobolka Bay aya sheegaya in qeybo ka mid ah gobol dagaal culus ku dhaxmaray ciidamado ka tirsan kuwa dowladda Itoobiya iyo xoogga Al-shabaaab.

Wararku waxaa ay sheegayaan in dagaallku uu qarxay kadib markii dagaalyahanno Al-shabaab ah jidka u galeen gadiid kolanyo ah oo ay la socdeen ciidamada dowladda Itoobiya.

Ciidamada la weeraray ee Itoobiya ayaa sida ay dadka goob joogayaal ah sheegeen ka yimid dhinaca gobollka Gado, gaar ahaan degmada Luuq, iyaga oo doonayay in ay u gudbaan qeybaha ay gobollka Bay ka joogaan ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Dagaallka oo waqti kooban socday ayeey labada dhinac isku adeegsadeen hub-ka noocyadiisa kala duwan, ilaa iyo haddana lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaallka, madaama meelaha lagu dagaallamay ahaayeen deegaanno cidlo ah.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay ka soo saareen saraakiisha Itoobiya iyo Al-shabaab dagaallka la sheegay in uu ku dhaxmaray Bay.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...