Daawo Sawirrada: Nin Xaaskiisa iyo Ey uu leeyahay Joodari Lawadaagay Muddo 22 Sano ah, Kaasoo Daggan Dhulka Hoostiisa

Number of View: 875
Michael Restrepo oo ah 62, iyo xaaskiisa oo lagu magacaabo Maria Garcia waxay ku noolyihiin dhulka hoostiisa gaar ahaanna magaalada lagu magacaabo Medellin, ee ku taalla dalka Colombia.
Nolosha magaalada ay ku noolyihiin ayaa ah mid aad u adaga, waxaana ka jirta naxariis darro baahsan, waana magaalada labaad ee ugu wayn dalka Colombia.Ninkan lagu magacaabo Michael oo horey uga ganacsan jiray daroogada haddana daggan dhulka hoostiisa ayaa la sheegay in uu ukala qaybsanyahay qayb jiko ah qayb uu ku xirantahay marawaxad iyo qayb uu u yaallo tv ay daawadaan asaga iyo xaaskiisa, waxaa sidoo kale u yaalla kursi ay ku fariistaan hadba kii jooga labadooda iyo joodariga ay ku seexdaan, waxaana intaa dheer agabka kale ee guriga looga baahanyahay.

Cabbir ahaan labadan qof iyo eygooda godka ay dagganyihiin waxaa lagu sheegay 64.5 oo laba jibaaran .

Haatan Mr Michael wuxuu diyaarinayaa caleemo iyo geedo uu ku abuurayo aga-gaarka godka ay dagganyihiin asaga iyo Maria, sababtuna waxay tahay inuu ugu dabbaal dago wakhtiga Christmas.

Waxay la seexdaan eygooda dhulka hoostiisa ama godka ay dagganyihiin, wuxuuse kamaqanyahay maalintii oo dhan oo uu joogo godka bannaankiisa.

Michael ma jecla in mar walbo uu ka maqnaado eygiisa wuxuuna jecelyahay inuu mar walbo raaco oo uu ka warqabo xaaladdiisa.

Medellin mar waxaa loo qiimeeyay inay tahay magaalada ugu badan ee caalmka looga keeno daroogada, waxaana magaaladaas ay daroogada caan ku ahayd tan iyo  1970 ilaa 1980.

Dowladda Colombian waxay aad uga shaqaysaa sidii ay ku joojin lahayd daroogada la soo galiyo dalkeeda, waxayna mar walbo ka shaqeeyaan howl wadeennada xukuumaddu sidii ay dadku horumar ugu tallaabsan lahaayeen.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. shaafici faysal sh.cabdi says:

    mar hore asalaamu calaykum magacayga waa shaafici faysal joogana magaalada muqdisho runtii waa arin layaab leh aan horena u maqal




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...