Daawo sawirrada: Dad Gaaraya 600 oo Qof oo isa soo Qaawiyay si ay u dhigaan Record aan Caalamka ka dhicin
Number of View: 1974
Rag iyo dumar gaaraya 600 oo qof oo dhammaantood da’ ah ayaa isugu yimid meel xeeb ah oo ku taala dalka New Zealand.
Ujeeddada ay dadkaas isugu yimaadeen goobta xeebtaa waxay ahayd inay jabiyaan dad hore oo sidaas sameeyey oo tiradooda lagu sheegay 413 qof.
Inkastoo ay si qaawaan badda ku galeen haddana way iskala sooceen oo dumar iyo rag waa lakala soocay.
Mid kamid ah dadkii qaawanaa ee xeebtaas yimid oo kasoo duulay dalka England ayaa wuxuu yiri “Waxay ahayd ujeedo nakala soocaysay laakiin ujeedadiinnii waan gaarnay”
Inkastoo ay dhigeen rikoor cusub oo xagga qaawanaashaha ah dad intaas le’eg inay isugu yimaadaan haddana isku mar ayay biyaha galayeen, waxaana laga qaaday sawirro.
Dadkii kuwaan ka herreeyey ee rikoorka qaawanaanta dhigay waxay ku kulmeen Llangennith ee dalka Wales waxayna tiradoodu dhamayd 413 qof.











Waxaa weye kuwani waxay lamid yahin xawayanka hataa weyka xunyahin xawayanka
Subxanalah waa wax lala yaabo xayawanka bahaahinka ah xata way kadaranyihin mida kale dharagti ba intay kabadatay maankoodu sida noqday!!!!
waxan waxaa kuqasbay diin la anta waa xayawano
asc wll waxan isku dar daar meenaa dhamaanteena cabsida alle wll shwakadaan dadka leh ha ilaaliyaan sumcada islamka wayo waa xaaraan is aad soo bandhigtaan cooro wali adigoo sheeganaayo islaam kuwaan waxa u geeyay jahli iyo gaalnimo lkn anaga maxaa nagu kalifay in aan soo bandhigno?
Waa wax lala yaabo
Ilah swt wuxu yiri asago galada ka shekenay0, galada mayna ahanin ila x0lo okale, bal ayaga x0laha kasi liti, marka lama yabayn0, marbo hadey gal0 yihin.