Daawo Sawirrada: 10-ka Dhismo ee Adduunka ugu Quruxda Badan uguna Dheer oo La Soo Bandhigay

Number of View: 509

Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa shala lagu magacaabay dhismayaasha adduunka ugu dheer uguna quruxda badan kuwaa oo la dhisay sannadihii u dambeeyay iyo kuwii hore.

Daarta lagu magacaabo Eight Spruce Street, ee ku taalla magaalada  Manhattan ayaa loo qiimeeyay inay tahay daarta ugu quruxda badan daarihii lala soo shirtagay sannaddii 2011-kii.

Waxayna ka koobantahay 76- bakhaar, waxaana nashkhadeeyay oo dhisay daarta ninka lagu magacaabo Frank Gehry, waana daar ka dheer daaraha ka agdhow 12 jeer  waxaana lagu qiyaasay inay tahay 265-metres markii loo eego cirka.Daartaas ayada ah waxay leedahay 10,500 oo laamood waxaana laan kasta ay leedahay nakhshad u gooni ah oo aysan la wadaagin laamaha kale.

Mararka qaar markii aad hoos socoto waad dareemaysaa isbaddalka kallarada marsan ama ku xardhan daartaas, waxayna qaarkeed u egtahay cirka oo mararka qaar aad u malaynayso in uu hoosta kaa soo galay.Daaraha caalamka laga dhiso waxay noqdeen sannadihii u dambeeyay kuwo lagu faano waxaana hadda jira dhismooyin laga wado dalka China kuwaa oo lagu doonayo in ay noqdaan kuwa adduunka ugu dheer uguna quruxda badan.

Maria Abshir Faarax 
Sooyaal News Network
Nairobi – Kenya  


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...