Ciyaaryahan Lacag Farabadan u isticmaalay in uu saxro isaga tiro “Sawirro”

Number of View: 422

Ciyaaryahan kamid ah ciyaartoyda ka xamaasha dalka ingiriiska ayaa sameeyay wax aan horey loo arag kadib markii uu suuliga la galay lacag islamarkaana uu u adeegsaday in uu saxarada isaga tiro.

Lacagta uu ciyaaryahanku u adeegsaday in uu ku saxarooday ayaa waxay ahayd lacag badan oo middiiba ay tahay £20, wuxuuna ciyaaryahanku isku soo xiray albaabka balse nin sawir qaade ah ayaa sawirro lama filaan ah ka qaaday ciyaaryahanka wuxuuna sawir qaaduhu uu soo dhigay barta Twitter:  Ciyaaryahnaka ayaa lagu magacaabaa Liam Ridgewell.

Daafaca kooxda West Bromwich ee dalka ingiriiska ayaa qirtay in uu yahay qofka sameeyay falkaas lacagtuna ay ahayd lacag badan balse u badnayd £20s. 

Laakiin ciyaaryahanka waxaa ka yaabiyay habka looga qaaday sawirrada asagoo isku dayay in uu ogaado in suuligu ay ku xirnayd camaro iyo in kale balse waxaa sawirrada qaaday nin sawir qaade ah oo ka agdhawaa goobta uu suuliga ku yallay.

Daaficii hore ee kooxaha Aston Villa iyo Birmingham ayaa ka dhago adaygay in uu raalli galin ka bixiyo falka uu sameeyay, wuxuuna taa baddalkeeda shuruud uu uga dhigay inuu helo sawir qaadihii ka qaaday sawirradan

Waxaa uu shaki uga jiraa ciyaaryahanku mid kamid ah saaxiibadiis uu uu sawirrada ka qaaday daaqadda suuliga balse arrintaas waxaa gaashaanka u daruuray asxaabta uu ka dhakisanyahay.

Ridgewell ayaa u sheegay The Sun: ‘sawirrada waxaa laga qaaday gurigayga, waxayna u muuqdaan kuwa laga qaaday daaqadda musqusha gurigayga, sidan oo kalana waxay igu dhacday sideed bilood ka hor oo sawirro kale la iga qaaday, marka qofka waxan sameeyay waa wada hal qof”

‘laakiin sawirradii hore aniga oo kaliya ayaa arkay balse hadda kuwaan waa kuwo mujtamaca oo dhan ay wada arkeen, balse wali waxaanan fahmin sida ay wax u jiraan iyo qaabka loo qaaday sawirrada, aabaan uga xumahay wax walbo oo sababay arrintan”

Sawirradan waxay sababeen carada Ridgwell wuxuuna wareer ka qaaday sida uu sannad gudohood ula kulmay labo dhacdo oo cajiib ah.

Kooxda uu ka tirsanyahay ciyaaryahanka ayay arrintaan saamayn ku yeelatay ayadoo noqotay hadal haynta ugu badan ee maalmahan.

Maria Abshir Faarax
Sooyaal News Network
Nairobi – Kenya  


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...