DHAGAYSO: Halka uu marayso Maamul u Samaynta Kismaayo iyo Wixii ay Soo Kordhiyeen Waftigii QM

Number of View: 245

Magaallada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka soconaya dadaallo ay wadaan odayaal, siyaasiyiin iyo qeybaha kale ee bulshadda Jubbooyinka.

Dadaalladaas ayaa waxaa lagu doonayaa in maamul goboleed loogu sameeyo gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, haddaba halkee ayuu marayaa qorshahaas, maxaase hortaagan in lagu dhawaaqo maamulka?. Arimahaas ayaa wxaa kahadlay Maxamed Daahir Faarax oo kamid ah Maamulka KMG ah ee Kismaayo.

HALKAAN KA DHAGAYSO HADALKA MAXAMED DAAHIR

Sidoo kale waxaa uu ka warbixiyay kulamo ka soconaya magaalada Kismaayo oo looga tashanayo mamul usamaynta Jubbooyinka kas oo ay ku kulansan yihiin odayaasha beelaha dega Jubbooyinka.

Waxaa kale oo uu kahadlay arimo ku aadan kulamo magaalada ku dhexmaray wafdi ka socoda beesha caalamka sida QM iyo IGAD.

Arimaha ku adan dhoofinta dhuxusha ee la sheegay in ay ka soconayso magaalada Kismaayo ayaa kamid ah qodobada uu soo hadal qaaday Maxamed Daahir Faarax.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...