Google Oo Ka Digtay Dhac Loo Geysto E-maillada

Number of View: 352

Beijing  Sooyaaal News Network

Shabakadda caanka ah ee Google ayaa waxaay isticmaaalayasheed uga digeysaa xadis ama jab-sasho lagu sameyo qasnadahooda, taas oo sidaa xeeldherayasha dhanka amaanka ee Google ay sheegin ay fulin doonaan jaajusinta dhowr qaran ka kooban oo aan la shaaciin, inkasto shirkadda google ay ka gaabsatey wadamadda arrinta in ay ku dhaqaqan la filaayo.

Marka aad qanadda farimeedkaga aad gasho wadamadda qaar sida USA waxaa dusha saree ku soo fadhisanaaya astaan muujineysa digniin ayna ku qoraan yihiin wedhahan hoos ku qoraan

“Waxaad halis u tahay in la jabsaado qanad waraqeedkaga oo ay jabsadaan jaajusiin qaran, haddaba adke aamaankaga“

Waqti kaste oo aan daareeno in amaanka qanadda isticmalaha Google ay qatar ku jirto waxaan tusineynaa farriintaas isticmalaha Gmailka sida Google Blog lagu shaaciyey.

Sanadkii hore ayey aheyd markii burcad dagaan magaladda Jinan ee dalka China ay jabsadee qanad waraaqeed ay shaqsiyaad mucaarad ku ah dawladas danaheeda gaarka ah ay leyihiin igayaga oo jabsadey Gmail iyo Yahoo ba.

Dalka Chine ayaa iska fogey arrin waxyar kadib markii falka jabsasho uu dhacaay “ Hadalka been abuurka ah ee aan sal iyo baar toona laheyn, waa wax aan la aqbali kariin sidaas waxaa yirii wasiirka arrimaha dibadda ee Chine Mr Hong Lei

“Burcadda Internetyadda waa xaladda nawada haysta oo uu bahan in aan si isku mid ah uga wada hortagno calaamka oo dhan, balse hadalka oranaya waxaad taageertaan burcad Internetka waa hadal aan nuxur la’aan
ah.

China ayaa ah dalka aad loga shikisan yahay in ay fuliyaan weeraarka in kasto ay iska fogeyeen arrintaas, iyadda oo ay marar hore ay fuliyeen weraro caynkaas oo kale ah.

Sooyaakl News Network


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...