Gomez oo maasheeyay daafacyada Portugal guula uhorseeday qarankiisa Germany “Sawiro”
Number of View: 925Ciyaaryahan Mario Gomez ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay qaranka Germany kaga badiyeen xulka Portugal taas oo niyad jab ku bilowday Euro 2012=ka.
Daafaca kooxda Portugal ayaa celin waayay Germany kadib markii daqiiqadii 72 uu Gomez ku dhaliyay madaxa kubad uu soo qaaday ciyaaryahankii lagu badalay Sami Khedira ee Rui Patricio.
Ciyaaryahanada C. Ronaldo iyo Nani oo ciyaarta ka dhexmuuqday ayaanan wax saamayn ah ku yeelan shabaqa qaranka Germany

Ciyaaryahan Gomez oo madax awood leh ku dhaliyay goolka
Qaranka Germany ayaa ciyaarta kusoo galay: Neuer, Boateng, Hummels, Badstuber, Lahm, Khedira, Schweinsteiger, Muller (Bender 90), Ozil (Kroos 87), Podolski,
Gomez (Klose 80)
Portugal: Rui Patricio, Joao Pereira, Bruno Alves, Pepe, Fabio Coentrao, Meireles (Varela 80), Veloso, Joao Moutinho, Nani, Postiga (Nelson Oliveira 70), Ronaldo.
Guushan ayaa ka dhigaysa in qaranka Germany uu hogaanka la qabto xulka Denmark oo caawa isagana 1-0 kaga badiyay xidigaha Holand.

















