14 Arday Oo Dugsi Qur’aan Dhiganaysay Oo Qarax Lagula Eegtay….

Number of View: 1191

Kuwiita  Sooyaal News Network 

Ciidamada amaanka ee dalka Pakistan ayaa waxaa ay shaaciyeen in 14 caruur arday ka ahayd dugsi quraanka lagu barto oo ku yaalla deegaanka Kuwiita ee dalkaasi Pakistan ay ku geeriyoodeen qarax ka dhashay Bambo lagu aasay dugsiga hortiisa taasi oo aaan illaa iyo haatan la garan karin cida ka danbaysay falkan ay ardaydu ku dhinteen.

Waxay sidoo kale laamaha amaanku sheegeen in dugsiga xiliga qaraxu dhacay ay ka soconaysay xaflad lagu sagootinayay ardaydaasi isla markaana ay shahaadooyinkooda ku qaadanayeen bacdamaa xiligii dugsigaasi la xidhi jiray la agaadhay.

Maamulkii iyo macalimiintiii dugsigaasi ayaa sidoo kale sheegay inay si weyn uga xun yihiin dhacdadan isla markaana xukuumada ay ugu baaqayaan inay dabagal ku samayso falkan dadka ka adanbeeyey isla markaana ardayda muslimka ah ee quraanka dhiganayay qaraxan la beegsaday.

Walidiintii dhalay ardayda geeriyootay ayaa ilaa iyo hada ka murugaysan falka ay ku dhinteen caruurtoodii quraanka u baranaysay ee ay aayamaha danbe ee mustaqbalkooda ku dadaalayeen waxayna iyaga laftoodu dowlada ku adkeeyeen inay tallaabo adaga ka qaadaan dadka sida naxariis darada ah caruurtoodii u laayay.

Waa markii u horraysay oo dalkaasi ciraaq lagu dilo arday dugsi quraan oo tiradan dhan ,waxaase jiray arday waqtiyo hore falal midkan la halmaala lagu laayay iyadoo illaa iyo haatana aan cid loo soo qabtay iyo cid sheegatayba aysan jirin.

Sooyaal News Network


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...