Somaliland oo Dil ku Xukuntay 17 Qof Qaar kalane Xabsi daa’in

Number of View: 182

Hargeysa   Sooyaal News Network

Maxkamada sare ee militariga Soomaaliland ayaa xukun isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday rag lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaaday saldhiga militariga Soomaaliland, kaasoo ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ragga la xukumay oo tiradooda gaareyso ilaa 22 ruux ayaa 17 ka mid ah waxaa ay maxkmadu ku riday xukun dil ah , halka 5 soo hartayna lagu xukumay xabsi daa’in sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamada sare ee militariga Soomaaliland Col Yuusuf Faarax.

Waxaa uu sheegay guddoomiyaha maxkamada in waqti badan la dhageysanayay dacwada arinta ku aadan, islamarkaana rag la soo eedeeyay ay afkooda ku shegeen in ay ka ka danbeeyeen ama ku lug lahaayeen weerarkaasi.

Guddoomiyaha maxkamada militariga Soomaaliland ayaa sheegay in xeerka iyo Dastuurka Soomaaliland uu ogol yahay in raggan oo kale xukunkooda qaato maxkamada militariga.

Maalin ka hore ayeey aheyd markii raggan la xukumay ay weerar ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada militariga Soomaaliland ay ku sugnaayeen kaasoo sababay khasaare isugu jiray dhamasho iyo dhaawac.

Sooyaal News Network


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...