Ninka dunida ugu gaaban uguna da’da wayn oo socod ku maraya dalka Australia (sawirro)

Number of View: 1485

15-May, 2012. Nairobi.

Chandra Bahandur Dangi, dhererkiisu waa 1 feet iyo 9 iyo bar inch oo u dhiganta (54.6 cm) ayaa booqasho ku maraya magaalada Sydney ee dalka Australia usbuucan aynu ku jirno.

Da’diisu waa 72-sano jir, wuxuu sameeyey 400km markii ay ka codsadeen laba idaacadood

Goob lagu magacaabo NOVA oo ah bandhig faneed ayaa go’aansatay inay ninka dunida ugu gaaban keento halkaas, wuxuuna ujeedkoodu yahay inuu ninkaasi 72-sano jirka ah uu halkaas dhigo recod-ka caalamka u yaala xagga gaabnida.

Isagoo la guddoonsiiyay abaal marin xagga gaabnida ah bishii February ee sanadkan, ayaa iminka la arkayaa isagoo warbaahina ugu waramaya gudaha magaalada Sydney. wuxuuna Australia joogi doona muddo usbuuc ah.

Waxaa safarkaas ku weheliya nin ay  ehelkiisa ah oo lagu magacaabo Dolakh Dangi, kasoo ka caawin doona inuu kor ugu qaado meelaha uusan gaarin Chandra.

Waraysi lala yeeshay wuxuu sheegay inuu jecel yahay inuu dinida ku safro oo uu dad badan la kulmo.

Mid kamid ah sawirada waxaa ka muuqda isagoo kor loo hayo lana barayo bahalka loo yaqaan Shurun-Shuur ama Kadab-Shiir hadba qofku siduu u yaqaano.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre,    SooyaalNews Nairobi.

mjfaarax@gmail.com


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. ibraahin xaaaji yuusuf says:

    waan soo dhaweenayaa arintaasi

  2. Ahmed abdi qalbi xade says:

    Waaw waa layaab




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...