Gabar uur u qaaday aabihii dhalay iyada kuna faanaysa inay u dhasho !(sawir)

Number of View: 2401

12-May. Naiorbi.

Haweeney lagu magacaabo Penny Lawrence waxay sheegtay inay jacayl u qaaday aabeheed calooshana ku siddo ilmo uu aabeheed leeyahay, kuna faanayso inay aabeheed jacayl lammaane u qaaddo. Wargaysyada ayaa lagu soo daabacay bogagga hore iyagoo isku dhaggan oo qoslaya.

Iyadoo hadlaysa waxay tiri “Uur baan u leeyahay aabahay, calooshana waxaan ku sidaa ilmihii aabahay, aniga iyo isaguna waanu is jecelnahay”.

Qoyska aabaha iyo gabadhu ay kasoo jeedaan way diideen inay isguursadana taasoo keentay in odaygu uu ka tago magaaladii uu daganaa muddana muusan arag gabadhiisa. Panny hooyadeed waxay dhimatay waqti hore waana qaan gaar, muddo kadib gabadhii waxay bilowday inay baadi goobto aabeeheedii la waayay.

Markii ay kulmeen wararka laga soo xigtay waxay xusayaan inay labadooduba dareemeen dareen jinsayadeed, maalmo gudohoodna waxay bilaabeen xiriir sharci darro ah, mid waliba wuxuu si gooni ah u sheegay inay dadka kala kulmeen faquuq. Penny waa 28-jir aabeheed Garry waa 46-sano jir, waxayna u nool yihiin sidii laba isqabta oo kale.

Hadal laga soo xigtay ayay ku tiri “Waxaan jecayl u qaaday Garry, (aabeheed) waxaan doonayaa inaan ilmaha aan uurkiisa leeyahay u dhalo. Laakiin waxaan isku af-garanay haddii ilmaha aan uurkiisa leeyahay uusan dhalan inaanu xiriirka joojinno.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre,     Nairobi-Kenya.

mjfaarax@gmail.com


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. This action is a crimanal for all regious as i think, so that I personely condemning their having children for Father and his daughter.

  2. This is strange and ellegal event for all relioius so to that Im cindemning this action.

  3. adonti alle says:

    aduunya gadoon waaye subxaana llaah awaluusan dhalin waa wacal duurka lagakenay

  4. cade says:

    tasi waxaay kucadanen inu gal diin laheen
    waxa layaab ma ahan in uu gal gabadhiisa kadhalo cunug ama hoyo laka dhalo cunug
    waa diin la aan

  5. Daahiye macow says:

    Acuudu billaah, la xowla wala quwah, arinkan xoosha xun wuxuu argagax iyo layaab ku yahay dadka muslimiinta ah oo kali ah, maxaa yeelay wax kasta oo dadka maanta ah ee ahlu kitaabka lagu sheego ay ku dhaqmaan waxay kala soo bexeen kutubtooda la nasakhay ee ay wali hadalkii eebe u haystaan, waxay ku leeyihiin ganacsi kan ugu faca weyni waa jirka oo laga gato, kutubkooda ayaa qaba saas! Qamrigu dhib malaha in la cabo, kutubkooda ayaa waliba ku amraya saas! Tan hadda taagan ee aabaha dhashiisa! Waxa ay daliil u haystaan in nabi luut kadib markii laburburiyey magaalooyinkii 2da ahaa sodom and gomoor ow buuraha lagalay 2diisi gabdhood ee uu dhalay markaana habeenba mid la seexday uu 2daba uureeyey! Wanacuudu biLlaah! Waa kanaa aayada sheydaan iyo suurada baas > genesus 19:30 .

  6. Waa layaab waa adduun wareeray waa wax lala yaabo acuudi bilaah gabadh aabihii dhalay jeclaatay bismilah xoolo makala xishoodaan




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...