Fanaanadda Anfac Laki Oo Markale wacdareheedii Soo Bandhigtay “DHAGAYSO”

Number of View: 3949

Nairobi           Sooyaal News Network

Fanaanadda da’da yar ee Anfac Mataan oo ku magac dheere Anfac laki ayaa soo saartay hees cusub oo aad u qiimo badan islamarkaana ka turjumaysa jacayl qotodiisu dheertahay.

fanaanadda ayaa waayadaanba ku mashquulsanayd sidii ay mar kale masraxa uga soo muuqan lahayd, waxaana ay haatan diyaarinaysaa heeso kale oo cusub oo ay fanaanaddu soo wado kuwaa oo isugu jira jacayl, Nacayb, iyo wadani, iyo kuwo kale oo aad u badan.

Haddaan ka sii hor dhoco miraha ku jira heesta waxaa ka mid ah

“Nabaaddiina wiil yahaw iyo nooli kulantee” tolow maxay kala jeeddaa fannaanaddu

kabogosho wacan.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Shafici yare says:

    Tnx my anfc laki nasib wcn aya kaga rajayna xaga fanka

  2. waxa waye fananadan wa qof iso jiidaday dhaman umada somaliyed wa fananad kuhabon in la dageero

  3. ani ahan aad ayan ujeclahay hesaheda waxana ahay dageraha kaliih ee haysta telkeda xita aad ayan ujeclahay gabadhan ila yaran deda iskumel ayan kuso wada gornay wa fananad aad u cod macan qab ahanane ad uquurux badan aniko ah ayanle qalbi ad ayan ujeclaahay fanannadan

  4. booyadle says:

    waa fanaada kalii ah cudkeeda iyo muuqaal keeda is lee yahiin.

  5. cawilyare says:

    manshlh anfac lucky viva walasheeeeeeeeeeeeeey hashuu nasku guranyahay nirigaba ma eegteeeeeeeeeeeeeeee




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...