Cuntada ugu macaan dalka Japan oo noqotay ilmaha dhintay (sawirro)
Number of View: 1449Cuntada ugu macaan ee laga cuno dalka Japan ayaa noqotay cunista ilmaha yaryar ee mayday, waxayna haatan arintaasi noqotay mid laga ganacsado ilmaha yaryar ee ku dhinta isbitaallada dalka Japan.
Sidoo kale ilmaha kasoo dhaca dumarka ee aan si dhamaystiran u dhalan ayaa laga cunaa dalkaas waxaana looga yaqaan dhaylo. Qiimaha lakala siisto ayaa lagu sheegay 10 kun ilaa 12 kun oo lacagta waddanka Japan ah ee loo yaqaano YEN, waxaana laga soo gataa isbitaalada dalka.
Umuurtaas ayaa soo jiidatay indhaha caalamka waxaana lagu soo bandhigay bogaga hore wargaysyada caalamka. Wargaysyadu waxay codsanayaan in la faafiyo arintan si looga hortago falka noocan oo kale ah.














