Madaxweynaha Jubba Land oo iminka ka hadli doona xaflad lagu soo dhawaynayay oo ka dhacaysa iminka Niarobi. (Filo warar faahfaahsan)

Number of View: 2818

29-April-2012.  Nairobi:-  SooyaalNews.

Waxaa iminka magaalada Nairobi hotel Grand Royal ka socota xaflad lagu soo dhawaynayo madaxweynaha Jubba-Land State oo xalay soo gaaray magaalada Nairobi, Axmed Faarax Ducaale.

Odayaal magac iyo maamuus leh ayaa kasoo qayb galay xafladdaas oo ay kamid yihiin Garaad Qamaan, Nabaddoon Bacadle Warsame Cali Tiire, Khaliif Qoryooleey, Suldaan Shaale Cibaad Bulxan, Nabadoon Nuur Cali Xassan, Nabadoon Diiriye Sh. Doon Aadan Dirir.

Nabaddoon Barre C/dille Xamuumi,  Aadan Barre Axmed Seed,  Gaashaanle Sare, C/wali Jaamac Cadde, Col. Cabdi Cigaal Jaamac,  Duullane Jaamac Qoodi, COl, Bashiir Xassan Cilmi.  Col, Cabdi Faarax Jaamac, Nabadoon Cabdi Axmed Nuur (Xuubeey). Abuukaate, C/risaaq Cali Dhoore. Dr Xuseen Maxamed Ducaalle. G/Sare Cali Xaashi Maxamed Aadan, Waxaa kaloo kamid ahaa ganacasat ay kamid yihiin C/naasir Sh. Faarax.

C/laahi Maxamed Xaashi, C/raxmaan Maxamed Mire,  C/khadar Sh. Faarax,  Cali Hoolaal, Xassan Axmed Nuur iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

Xafladda oo iminka wali socotta ayaa iminka si toos ah u bilaabatay.

Akhristayaasheen waxaanu dib uga soo gudbin doonaa warbixino dhamaystiran hadii Eebe idmo.

Sooyaal News Nairoibi.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. hanaan wanag says:

    kkkkkkkkk anga waxan jeclanlaha hadii lika yelayo xafadeeda in aan ugu magacdarno Madiino Land

  2. hanaan wanag says:

    walahi si hadii lofasiro LAND.land waa dhul

  3. shamiil says:

    masha allah wixii wax samey sanayo allaha lagarb galo wax walbo nabad ayaa ugu muhiim san
    goboladana aad ayey ugu baah naayen maamul loo midey san yahay jubalanad soo dhawoow ayaan leeyehey




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...