Maanso Lamagac Baxday Qurbo Joog.

Number of View: 3574

New York      Sooyaal News Network Maansada qurbo jooga waa maanso  uu abwaanku tiriyay markii uu arkay dhibaatada ka taagan dalalka qurbaha ah intii uu joogay taasi oo ku kaliftay in uu maansadan ka sameeyo.

Abwaanka Maansadan Sameeyay oo lagu Magacaabo Abwaan Max’ed C/laahi Cali oo ku Magacdheer (DHAGAX) Waxaa uu soo wadaa maansooyin kale oo ka hadlaya dhibaatooyinka Somnalida ee Qurbaha.

Waa tan maansadiiye Akhri

qurbahii waxaa iga qabsaday qaadan kari waa .
quus iyo waxaan ka taaganahay qoomamiyo ciil
qiyaamaha markaan eego iyo qurbaha qaabka aanahay
qanciwayday laabtuyo hurdada qarawbaan ahaye
quud xalaala anigoo cuniyo soor la qalabeeyey
quraysh gabara hilib ay qashoo uumatiyo qiiqle
quraan kiyo taqaan sunaha qawlka eebahay
kuqafilan xijaab adag oodiiday qaawani
qac markaad idhaha ku siisana qalbigu mahad qushuucaayo
qaansiir iyo waxaan u imid xalal qaanad wada yaale
qaawan gabara ay iibisoo qaado ku dul ahyso
oo kaad qaadataba kan kale qabaw dheer yahay
qurba jooguna ka helo qaawanida iyo quudka gaalada
qorsha hiisuna yahay qiyaas iyo qaado oo qura
qalbiguna madaw yahay oo dayin qawlka eebahay
qoomamo iyo waa wada qabnaa qoof mugeeya ahe

 

Qacsii horaba anigu quusti baan tagye

Qawlaladayda maanan marin hilibka qaarkiise
raga ilmaha qaansiir ka laga siinayow qaata u badkiina
qaadir kay kayaaboo hablaha qaawan qaata maradaa dheh
quluubtoon idlaan qal bigoon iftiin gabin iimankiinoo qaar noqon war qurba joogiyo kataga qulubka shaydaanka,
Maansadan waxaa tiriyay Abwaan Maxamed C/llaahi Cali oo ku magac dheer (dhagax).

sooyaal News Network


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (8)

  1. Said jama says:

    K.k.k.k.k. War ninki maxmed dhagax ahaa gabyaa ayuu u dilaacay.mansha Allah.

  2. hamdi ali says:

    manso dan waa manso ka hadlasa dibatada qurbaha ka tagan o runti mansha allah ilahay ha ku dasdo abwaankoow

  3. xiis to xiis says:

    hadad dhimato geridu marbey nolosha dhantaye qurba joghadan nahay nolosheenu waa irxumajoge

  4. mohamed ali says:

    Xiis to xiis, mahadsanid

  5. Saxansaxa says:

    Abwanka mansadan tiriyow maxaa inbadan o muslim ah xarana cuneyso aragtay allow so ha nuuni dadkeyna

  6. Nadar says:

    Mashaa ALlaaah il Iyo Cawraba La Ow Mohmad C/llaahi ali Dhagax Abwaan Sare Waa Gabay Xaqiiqda Kahadlaaya

  7. Maxamed calaf c/ says:

    Masha alh war walalkey gormuu abwanka noqday wlh wuxuu kahadla yaa xaqiqda jirta taa oosan aqoon badan oo ay isku mel jogan abwan mohamed a/dulahi ali belo sifican ayad ogahadashay arinta jirta




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...