Suugaanta soomaaliyeed oo ka dhex muuqata masraxa caalamka.

Number of View: 1646

London(S.News Netwok) Sida muuqata suugaanta soomaaliyeed waxay kaalin fiican kaga jirtaa masraxyada caalamka gaar ahaan network aduunka,hadaan tusaale usoo qaadano qaar kamid ah suugaanta soomaaliyeed ee aadka uga dhex muuqata masraxa network caalamka waxaa ka mid ah gabay uu tiriyey Abwaan Durraan shirwac oo ku nool magaalada London ee dalka ingariiska oo la yiraahdo(Gabay-Erdogan albaabadi furihi-aawdnaa noo noqo) oo uu curiyey markii uu dalka soomaaliya tagey Raysal wasaaraha dalka turkiga mr deyib erdogan,oo ay abaaraha ba,ani ka jireen gayiga soomaaliyeed,

http://youtu.be/f108DyEo9bk

 

Gabaygaas (erdogan albaabadi furihi aawdnaa –noo noqo)waxuu noqday gabaygii soomaaliyeed oo shabakadaha aduunka intooda badan ay qaateen websiteyadoodana ku jira,iyo weliba goobaha suugaanta aduunka lagu keydiyo,iyo shabakadaha lagu keydiyo dhacdooyinka aduunka ama video clips-ka meelaha loogu keydiyo madaxda aduunka ayuu gabaygaasu noqdey midey wada qaateen o keydsadeen kuna jirta websiteyadooda,hadaad Googleka ku raadiso magaca gabayga oo ah(Gabay-Erdogan albaabadi furihi-aawdnaa noo noqo)waxaad ka arki kartaa in gabaygaas ay ku keydsadeen websiteyadooda shabakado badan oo caalamka can ka ah iyo weliba weliba meelaha lagu keydiyo video-yada gaarka ah madaxda sare ee aduunka iyo aramada midoobaba sida arkiifiyada gaarka ah ee video-yada loogu keydiyo r/wasaaraha turkiga mr deyib erdogan oo clipkaas gabaygu lagu keydiyey..

Bal eeg linkiyadan uu ku jiro gabaygaas la magic baxay (erdogan albaabadi furihi-aawdnaa noo noqo) oo ay ka mid yahiin kuwan aan hoos idiin dhigay oo kala ah.

http://www.cnnvideos.info/index.php?a=home&s=37&tag=erdogan

http://www.thetubemedia.com/ERDOGAN/

http://www.funnyhumorclips.net/tags/erdogan/relevance/4/

http://www.universeidol.com/search/tag/erdogan/5

 

Halkan laguma soo koobi karo inta af ama qaaruun oo gabaygan lamagac baxay (Erdogan albaabadi furihi aawdnaa –noo noqo) shabakadahooda Video-yada keydiya ay qaateen kuna turjunteen qarkood kamid ah afkooda faahfaahinta hore,

Waxaa la oran karaa gabaygan waxuu hormuud ka yahay suugaanta soomaaliyeed ee sida dhabtaa uga hadlay dareen dhab ah oo jira oo xambaarsan Colaad iyo iyo abaar taasoo Raysalwasaare erdogan uu noqdey masuuliyiintii dunida ugu sareysey ee ka danqada dhibka ka taagan soomaaliya una gurmada,

Ganbaygan waa gabaygii ugu can baxay sanadkan gabayada iyo suugaanta soomaalida adigaa marqaati u noqon eh bal eeg inta bayj oo uu kaga jiro shabakada (Google) kaasoo gaaraya inkabadan 20 page oo Googleka ah,taasoo lagu turjuntey titleka hore intaasoo af oo aan soomaali luuqadeeda ahayn,,Ka eeg Googleka gabaygan kuna raadi magaciisa oo ah(Gabay-Erdogan albaabadi furihi-aawdnaa-noo noqo eh) kadibna eeg inta shabakadaha caalamka ah oo gabaygaas qaatey…abwaan durraan shirwac-na kaalinta wanaagsan ee uu kaga jiro suugaanta soomaaliyeed waxan leenahay halkaas kasii wad.waxaana hubaal ah inuu gabaygaana noqdey gabaygii ugu caansanaa gabayadii sanadkan soo baxay sida caalamka shabakadahoodu ay qireen iyo warsidayaasha soomaaliyeedba..

By-Cabdi Fitaax Dhaadeey
fitaax_16@hotmail.co.uk
  London/Uk


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...