Nin Ka Badbaaday Shil Aan Horey Loo Arag.(Daawo Sawirro Aan horey loo Arag)

Number of View: 1134

Beijing (S.News Network)  Dhawaan dalka Shiinaha waxaa ka dhacay Shil  aan horey loo arag noociisa oo kale kadib markii gaari yar oo nooca raaxada ah ay ka buuxsameen biro islamarkaana ay ka soo daateen gaari kale oo ka horeeyay gaarigaasi.

Ninka shilka galay oo lagu Magacaabo Junsheng oo 24-jir ah ayaa ayaa ka badbaaday biro aad u fara badan oo ka daatay gaari ka horeeyay gaarigii uu watay ninkaasi waxaana ay biruhu daqiiqado ayr ka soo buuxsameen muraayadii hore ee gaariga balse nasiib wanaag waxba magaari wadihii gaariga raaxada.

Ninkaan ayaa la sheegay in uu baxsad ka ahaa waaxda booliska ee ilaalisa wadooyinka oo loo yaqaanno (traffic) balse shilkaan ayuu ula kulmay si lama filaan ah waxaana uu noqday mid uu aad u wanaagsanyahay nasiibkiisa.

Junsheng oo lahadlay saxaafada dalka shiinaha ayaa sheegay

“Marna ismaanan dhihin waxaad ka badbaadaysaa biraha intaan le eg waxaana ka war helay mar qura biro ka soo daatay garigii iga horeeyay, waxaanse garan waayay talaabadii aan qaadi lahaa waxaana igu soo dhacday oo kaliya in aan hoos ku dhuunto”

Mr.Junsheng ayaa intaa ku daray

“Biruhu intooda baadan waxaa ay iga soo galeen daaqadii aan xigay balse ma filayn in ay halkaas iiga imaan karaan taana waxaa sababay gaariga oo is jaray markii aan gabaday kadib waana qayb ka mid waxyaabihii aan ku badbaaday” ayuu hadalkiisa ku sii daray Mr.Junsheng.

Goobta uu shilka ka dhacay ayaa markiiba waxaa soo gaaray ciidamadii ku raad joogay ninka shilka galay waxaana ay rumaysan waayeen habka uu ninkaan uga badbaaday shilkaasi ayadoona uu soo gaaray oo kaliya dhaawac yar oo ka soo gaaray gacanta midg.

Saxaafada dalka shiinaha ayaa si way u hadal haysa ninkaan shilka uu ku dhacay waxaana ay ugu yeereen “Nasiibkii Shilka”oo ay sheegeen in uu yahay nin kabad baaday wax aan macquul ahay.






Max’ed Cibaar Diiriye

Sooyaal News Network

sooyaalnews@gmail.com


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...