Gabdhuhu Maleeyihiin Gar Iyo Shaarib Mise Waa Ragga Oo Kaliya (DAAWO)

Number of View: 5191

Nairobi (S.News Networ) Mararka qaar waxaad la kulmaysaa waxyaabo kaa yaabiyay islamarkaana aaadan rumaysan karin taasi oo ay dhacdaba in ay maskaxdaada ka waynaato, balse markii ay dadku kaaga sheekeeyaan waxaad isleedahay tolow marumbaa mise waa sheeko Somali.

Conchita Wurst waa Gabar 22 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Colombia balsa haatan ku nool kana heesta dalka Austria oo ay dhalasho ka haysato.

Gabadhaan wexeey leedahay Gar iyo Shaarib waxaana aad moodaa markii aad muuqaalkeeda Argto nin dhalinyaro ah ayadoona sidaa ay ah waxaana ku guursaday nin 30 jir ah oo lagu magacaabo Jacques Patriaque.

Conchita Wurst  oo la hadlaysay tvga  Orf ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay garka iyo shaaribka ku yaalla waxaana ay tiri

” Marka aan Heesaayo intii igu dhibsato Garka iyo Shaarbaha waan ka raali galinayaa oo ha ogaadeen ineey danta igu kaliftay maadaama aan Fanka iyo Heesaha aad u jeclahay ayeey tiri iyada oo ilmeeneeyso Conchita Wurst .

Conchita Wurst ayaa waraysigaasi uu tv-gu ka qaaday ku sii sheegtay in waqti dheer ay lahayd garkaislamarkaana ay awoodi wayday in ay cirib tirto waxaana ay sheegtay in waqtiba waqtiga ka dambeeya uu isa soo tarayay , walse gabadhu waxaa ay sheegtay in shaaribada ay isku aragtay sanado dhaw oo aan sidaa u sii fogayn sida ay hadalka u dhigtay.

Mss.Wurst  ayaa tiri

“hadaan xiiri garka iyo shaaribka igu yaallo waa sii badanayaa ma aqaan waxaan sameeyo in badan ayaan lagalay dagaal laakiin waa suura gali wayday in uu dhamaado maxaa yeelay halkii mar ee aan xiiro waxaa uu noqonayaa mid ka badan kii hore ee aan la dagaalamayay marka dantu waxaa ay igu qasbaysaa in aan faraha ka qaado oo uu sidiisaa iigu yaallo”

Conchita Wurst waa gabar dhinaca fanka aad ugu cod macaan waxaana inta badan ay soo jiidatay indhaha dadka daawanaya balse waxaa caqabad ku noqday garka ku yaalla waxaana markii ugu horesay ee ay ka soo muuqato televession-ka layaabay malaayiin qof oo daawanaysay kuwaa ay fajac ku noqotay gabar gar iyo shaarib leh.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA GABADHA 

 

Max’ed Cibaar Diiriye

Sooyaal News Network

sooyaalnews@hotmail.com


Shabakadda Wararka Ee SooyaalNews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fadlan Nagalasoo Xiriir E-mail sooyaalnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararka Somalia

Militants of al Shabaab train with weapons on a street in the outskirts of Mogadishu Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Jubbada Hoose
- Apr 24, 2013
Kadib dagaal culus oo xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada kenya ku dhaxmaray deegaanno ka tirsan ...
Haile-Mariam-Desalegn Dowladda Itoobiya oo Sheegtay in Ciidamadeeda ay Somalia kala baxayso
- Apr 24, 2013
Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ula baxeyso ...
CALANKA-UGAANDHA Dowladda Uganda Oo Sheegtay In Ay Dib U Fureyso Safaaradeedii Soomaaliya
- Apr 24, 2013
Dowladda dalka Uganda  oo ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya hormuudna ...
Gedo Dhallinyaro Gedo lagu guddoonsiiyay qalab ay ku shaqaystaan
- Apr 24, 2013
Hay’adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta ...
Lazzarini-iyo-Galan U Qaabilsanaha QM ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya oo gaaray Boosaaso
- Apr 24, 2013
Wafdi uu hoggaaminayo u qeybsanaha Qaramada Midoobay gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa ...
Jowhar Askari ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Jowhar
- Apr 23, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
Garisain Police-ka Kenya oo 100 qof ku xiray Garisa
- Apr 23, 2013
Booliska Kenya ayaa howlgal ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee xarunta ...
xasuuqaMuslimiintaRohinga1 Human rights Watch oo qoraal kasoo saartay Xasuuqa Muslimiinta Burma
- Apr 23, 2013
Hay’ada Human Rights Watch oo fadhigeedu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ...
KNHC-FM_Studio_A Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigay wariyayaal ka howlgala Hargaysa
- Apr 23, 2013
Waxaa maamulka Soomaliland ay xabsiga u taxaabeen labo weriye oo ka hawlgala telefishinka Bulsho ...
booliiskacanada Booliiska Canada oo sheegay in la fashiliyey Weerar Argagaxiso
- Apr 23, 2013
Dowlada Canada ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay labo nin oo qorsheenayey ...