JAMCAHA IYO SAAKA:-Muxaadaro ka Haadlaysaa Ducooyinka ka Dambeeya Salaada (DAAWASHO WACAN)
Number of View: 1700
Muxaadaro(SNN) Sxbada Aanu jecelnahayoo maha oo kaliya in Aan idiin soo gudbinno waxa ka hadlaya aduunyada iyo Asbaabeheeda balse waxaan hore ugu balan qaadnay Aqristayaasha yadu in ay ka bogon doonaan Muxaadarooyin diini ah oo ku tacaluqa Muhiimada ay leedahay Alla kacabsiga.
Maata haduu Alle idmo Waaxaan idiin soo gudbinaynaa Maxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadlaysa Ducooyinka la ducaysto salaaada kadib, Muxaadaradaan waxaad ka heli doontaan Haduu Allaha Awooda leh idmo waxyaabo badan oo dadkeena Soomaaliyeed aay himaansanyihiin.
Muxaadaradaan waxaa inoo soo jeedin doona Shariif Max’uud Shariif Cali oo kamid Ah Culimada ku xeel dheer Dhinaca Fiqiga islamarkaana wax badan ka hadla salaada iyo Axkaanteeda.
Sidoo kale Aqristaayaasha yadu waxaa ay soo gudbin karaan Dhamaan wixii su’aal Diini ah oo ay qabaan haduu Allaha Awooda leh uu idmo waxan idin kugu soo gudbin doonaa hab aad ku qanacdaan islamarkaana aad su’aalihiina kaga bogotaan.
Wixii Su’aal ah ee aad qabtaan fadlan ku soo hagaajiya
sooyaalnews@gmail.com Ama baarta Faacebook aanu ku leenahay ee ah Sooyaal News Media.
DAAWASHO IYO DHAGAYSO WACAN.











sax waa runtaasi
sooyaal news jazakumullah ummada aad ayad u qancisen markalo waxan idinleyahay mahadsanidin